Kala duwanaanshaha Lahjada Somaliland iyo Puntland. dhaman umada - TopicsExpress



          

Kala duwanaanshaha Lahjada Somaliland iyo Puntland. dhaman umada Somaliyeed iyada oo ay ku wada hadlaan Luqad Afka Somaliga ah ayaa hadana eray bixinta ama ku dhawaqiista luqada afkeena hooyo ay qolo walba si gaar ah ugu hadlaan bal hadaba aan wax yar ka soo qadano mantaa eryada aan la yaabo intaan joogay Maglada Garoowe iyo qabka ay u kala duwanyhiin balse ay isku mid uun ka wadan.. Puntland. ....... Somaliland 1.ISLAAN...(ISIM)....1. Suldaan , beel daajiye,, 2,. CUNUG.(reer garoowe waxay u isticmalaan kalmadan qof dhalinayro ah dada inata uu doono ha jire Tusale ahaan :- (Cunga yar ee xunka ah ee dukaanka ibiya ayaan alaab u dhibaay).....2. halka ay reer hargiesa u isticmalaan wiil aad u yar oo aan 10jirba gadhin.. 3... iska Bashaal .( waxaa magalada Garoowe looga yaqanaa iska nafis calashan wakhtigaga qaado.(Take your time) 4.... NAAG.. reer garoowe waxay u isticmalaan si aan cadi aheen calashaan ilaa gabadha ayr ee 1 jirka ah way ugu yeedhaan...4.... Halka reer Hargiesa ay kalmaadasi ka ceeb tahay in qof gabadha ah ama inan ah ama dumar in kalmadaa Naagta loogu yeedho. 5. BAAYO...........5.Walaalo. Waxaad la socon doontaan qaybaha kale intaas waa hor dhacii kala duwanaanshaha afka labada magalo #Hargiesa ...#garoowe Bintu Ali Wayd. Garowe . Nugaal.
Posted on: Thu, 17 Oct 2013 16:14:56 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015