Kkkkkkkkkkkk waxan ku qoslayaa qaraxyda Ka dhacaya muqdisho - TopicsExpress



          

Kkkkkkkkkkkk waxan ku qoslayaa qaraxyda Ka dhacaya muqdisho dagaalada puntland Ka taagan dawladda afrika Ka codsaneysa dalkeeda deked ku taala iyo garoon in lagusoowareejiyo. Lkn eega somalida ku qalancsan jiritaanka qaran!!! HADII AAD WEYDIISO QOFKASTA EE KU QANACSAN IN DALKII DAWLADI KA JIRTO @ QEEX EREYGA DAWLAD ??? WUU MURMAYAA ILEEN QEEXIDDA EREYGA DAWLAD IYO WAXA DALKII KA JIRAAHI ISMALAHANE WAXAA LAGAYAABAA IN LAYIRAAHDO REER HEBEL AMA KOOX HEBLA AYAA QARAXA FULINESA!! OO YEYTAHAY IN EY AMAANKA XAQIIJISO?? 2BA QOLO TAN HAWSHEEDA QABSANKARTA AYAA AWOODBADAN DALKA ALSHABAAB AYAA XUKUNTA WYO DAWLADU MEEL ALSHABAAB JOOGTO XITAA BANAANBAX KAMASAMEYNKARTO QARAXDAAYE ANIGU ARAGTI AHAAN WELIGEY DAWLADI IN EY DHALATAY UMAMALEYNIN AFKA DAWLAD LAGASHEEGAA WAA JIRIJIRTEY WELIGEED SOMALIA DAWLADO AFEEDYO WEYJIRIJIREEN LKN DAWLAD DAWLADEYSA WELI MAMAQLIN KACAANKII KA DIB @
Posted on: Mon, 05 Aug 2013 08:29:08 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015