Liiska mucaaradka waa batay, Arman, Geedi, Muse Suudi, Galeyr, - TopicsExpress



          

Liiska mucaaradka waa batay, Arman, Geedi, Muse Suudi, Galeyr, Baadiyow, Omar Sharmarke, Gaandi, Yusuf Garaad, Shiikh Sharif, Sharif Xassan, Farmaajo, Xuseen Caydiid, Xaabsade, Shiikh Aadan Madobe, Madobe Nuunow, Jurile, weli wuu sii socdaa, yaa harey. Xasan Shiikh siyaasad ahaan wuu bah dilmey, wuxuu naf ka raadiyey Indho Cade iyo ilmo adeeradiis. horeyn/mw-xasan-shikhdeyro-waa-laga-ducesytaa-ee-la-imaw-sixitaanka-qaladaadka-siyaasadeed-amni-xumo-oo-ay-dfs-dhax-dabaalaneyso/
Posted on: Thu, 25 Jul 2013 03:14:17 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015