Ma Jiro Wax war ah oo ka soo baxay dhinaca xukuumadda hase yeeshee - TopicsExpress



          

Ma Jiro Wax war ah oo ka soo baxay dhinaca xukuumadda hase yeeshee WARGEYSKA HUBAAL oo dabagal ku sameeyey Ujeeddada xadhiga Marwadan ayaa ka war helay amarka Taliyuhu sinta ku hayo amuuro siyaasadeed oo oo nuxurkoodu yahay sidii looga inqilaabi lahaa xarunta derbi jiifka ee ay Masuulka ka tahay+ Weerar Badan oo kaga socda Wasaaradda ay Wada shaqayntu (Line-minister) ka dhaxayso, Gaar ahaan Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaas oo ay dabada ka sii riixayso Madaxtooyadda Somaliland oo iyadu ka ku fooggan in aasaasaha (Luul) xaruntan laga fara maroojiyo loola wareego loona hoos keeno wasaaradda shaqada ama xafiiska sama falka oo iyagu fursado dhaqaale iyo dano gaar ah ka leh. hubaalmedia/?p=2026
Posted on: Sun, 27 Oct 2013 01:32:18 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015