Maalin ayaa ADmin farsamo usoo martiyay ADmin Dada xil iyo xoolo - TopicsExpress



          

Maalin ayaa ADmin farsamo usoo martiyay ADmin Dada xil iyo xoolo waxoo farsamo kaheestaa labo neef iyo xaaskiisa iyo labo caruura DAda ishaa ku go,an baahi dileen waaye cidii uu utago waxoo jecelyahay labo neef hadee ujoogto in hal neef loo qalo cidee hal ujoogtana uu neefka loo qalo farsamo oo og ninka sxbkiis inuu cirween yahay kudhahay xaaskiisii ninkaan kaarto uga badbaadsano labada neef aan xoolo kaheesano waxaa sameesaa mar allaale markii aan kudhaho heblaayo labada neef mid soo bixi aan qalanee waxaa dhahdaa alla xaaji neefkii dhaban cas ahaa allaha unaxariisto wuu dhintay neefkii beyrax ahaa ayaa nool oo caruurtibaa leh cadho baa kudhacday oo jirki ayaa baq baqay ADmin DAda intuu is celin waayay ayuu yiri alla dumaashi ma allaa kugu og cadho kugu dhacday. hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh ADmin_->SHibane
Posted on: Sun, 09 Jun 2013 22:51:07 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015