Madaxweynaha Dalka Maraykanka Barack Obama ayaa waxaa uu manta - TopicsExpress



          

Madaxweynaha Dalka Maraykanka Barack Obama ayaa waxaa uu manta galinka danbe warqadaha safiirnimo u ka gudomaya Safiiro uu a mid yahay Safiirka Cusub ee ay Dowlada Somalia u magacowday Wadanka Marayanka Mr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke. Xaflada lagu qaban doono Aqala cad ee Maraykana ayaa waxaa hadalo soo dhaweyn u badan ka jeedin doono Madaxweynaha Marayanka Obama waxaa sido kale ka hadli doona Safiirada warqadaha laga Gudomaayo kuwaas oo ay a mid yihiin . • His Excellency Omar Abdirashid Ali Sharmarke, ambassador of the Federal Republic of Somalia. • His Excellency Jose Luis Fialho Rocha, ambassador of the Republic of Cabo Verde • His Excellency Prasad Kariyawasam, ambassador of the Democratic Socialist Republic of Sri Lanka • His Excellency Tigran Sargsyan, ambassador of the Republic of Armenia • His Excellency Mamady Conde, ambassador of the Republic of Guinea Xafladaan ayaa waxaa sido kale ka qaybgalaysa Marwada Madaxweynaha Maraykanka Mss Michelle Obama iyo marti sharaf kale .
Posted on: Mon, 14 Jul 2014 23:49:35 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015