Mararka Qaarkood Soomaalidu iney dad wanaagsan tahay, cid diidi - TopicsExpress



          

Mararka Qaarkood Soomaalidu iney dad wanaagsan tahay, cid diidi karta mallahan, weligaa gabar saaxiibtaaya oo aad isku shushubataan intaad Shopping "Dukaameysi" isu raacdeen masoo kharash gareysan, lacag badan? yaase lacagta Bixiyay?, Wiilka Inta Badan sax..... Qoowmiyadaha kale saas maahan kawaran hee ninba jeebkiisa waaye, yarta dhawrkeeda calal ayaada la baxaysa, yarkana kuwiisa, waala yaabay. I love my people Somali........waxyar kaliyaa naga hallaabay maahane but we are good maryoollay.
Posted on: Wed, 18 Sep 2013 03:33:21 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015