Marba marka kadambeyso somalia way sii murgeysaa xaladeda talada - TopicsExpress



          

Marba marka kadambeyso somalia way sii murgeysaa xaladeda talada dalka meel ay jirin ayay madaxda dalka karadiyaan dowladii cabdul qasim waxaay ku fishilantay arimihii kismaayo ay ugu soo dirtay gobaale iyo indhacade dowlada xasan waxay ku fishilantay arinta kismaayo ay ugu soo dirtay col.bare hirale iyo xulufa kale talada laga donayo tashigeda xamar kismaayo ayay talaa oo waxaa jogaa 500 oo oday dhaqameed somali hadaan laga qabanin tala ku baasle madageyso
Posted on: Sat, 17 Aug 2013 13:32:25 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015