Markaan ladi waayo jiif Adiga laylakii maxaad Ladnaanta - TopicsExpress



          

Markaan ladi waayo jiif Adiga laylakii maxaad Ladnaanta useexatee Laqdabada lama waheshadee Lilaahi anni waxaa rabaa Hurdada igu labo ahoow Qalbiga ku lamaansanooo Gacamaha laabtayda saaroo Ku haay ku haay Ku haay meeshaan la rabo Kuma kuma aan soolaahdeen xagaaga uma leexsadeen Hadaan lafaha jacayl Hortii la qiimayn lahaa Barkayga laad laadisoo Wadnaha kuu lulalanayee Maanka maanka maanka Maankayga laa sintaa Ku soo laablaabataa Markaan ladi waayo jiif Adiga laylakii maxaad Ladnaanta useexatee Laqdabada lama waheshadee Lilaahi anni waxaa rabaa Hurdada igu labo ahoow Qalbiga ku lamaansanooo Gacamaha laabtayda saaroo Ku haay ku haay Ku haay meeshaan la rabo k.k.k ragga waa la dapa dhıgtay haaheey fashıl ayaa socda
Posted on: Tue, 13 Aug 2013 22:49:03 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015