Mr.: Tawfiiq Bashiir Nour Geedi. Ministry of foreign affairs - TopicsExpress



          

Mr.: Tawfiiq Bashiir Nour Geedi. Ministry of foreign affairs (PUNSA) UGANDA +256-792859009 :Waxaan balan qaadaynaa in aan soo dhawaynayno musharihiinta u taagan hilalaka kala duwan ee puntland 2014 sida musharihiinta madaxwaynaha puntland u taagan waxaana u soo dhawaynaynaa si isku midda oo sharaf iyo mamuus xambaarsan haddaan nahay ardayda iyo jaaliyada wadanka Uganda , waxaan sidoo kale ogaysiinayaa jaaliyada iyo ardayda reer puntland in ay qayb LIBAAX ka qaataan soo dhawayn ta musharaxiinta ina ku soo fool leh ayaa mahan si sharaf iyo maamuus leh , waxaan salaam sharaf leh idiin ka wadaa madaxwayna punt land students association Network in Uganda Mr., maxamed abdi shire WAXAA INOO BALANA WADA SHAYN IYO ISKU XIRNAAN:
Posted on: Fri, 01 Nov 2013 10:11:44 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015