My habo raxmo ruuxi adaan kugu tala galay ereyadan aadka u - TopicsExpress



          

My habo raxmo ruuxi adaan kugu tala galay ereyadan aadka u mcn ::Qadhaadh iyo macaan iyo nafta sheey ku qaaliyaa miduu yahay qayaasiyo quudaanan cuniin wili ama gaajo kuu qaban qofku shoow ma karan garo. Inaan qariyo boogtiyo qeelo dhaan inaa diro wili maan qorsheeninee yaa ku bara dhibtaan qabo. Qumaneey mar hadii aan kuu quuray teeydoo ku qadalay daradaa kormaad iqaabileesaa inaan qariyo boogtiyo qeelo dhaan inaan diro wili maan qorsheeninee yaa ku bara dhibtaan qabo
Posted on: Fri, 19 Jul 2013 21:54:51 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015