Nabigeena muxamed scw waxuu alle u soo diray lidacwah wamaa - TopicsExpress



          

Nabigeena muxamed scw waxuu alle u soo diray lidacwah wamaa arsalnaa ilaa raxmad lil calamiin /waa arsalnaa ilaa kaafatan linaas bashiiran wana diraa wa in umatan ilaa khalaa fihaa nadiir nabigeena scw muhimadiisa waxay aheyd dacwah sida dadka uu ku kasban lahaa aqlaaqda wanaagsan u fahan siin lahaa rasuul aanan dadka ku kicin majiro maxay dadka ugu kacayaan oo ay ugu soo hor jesanayaan Dadka shaydaamada ah ee gaalada ah marka lagu yiraado xumaanta aad ku jirtaan ka soo laabto ee wadadaan wanaagsan soo raaca nabigeena muxamed scw markaas ayay canayaan oo ay ladagalamayaan nabigeena scw shib ayuu ka lee yahay lama hadlaayo oo uma jababaayo markaas ayuu nabigeena lee yahay alow udanbi dhaaf waxba makala oga bar naxriista nabigeena uu lee yahay arag waxay ku lee yahiin gaalada shaydaanta ah nabeegana suuban sixiroole ayaa tahay waad waalan tahay dhib walba iyo caay walba ay ku yiradaan nabigeena scw jawaab kuma celin dul qaad iyo samir iyo aqlaaqda fiican uu lee yahay nabigeena scw waa wax aanan lasoo koobi karin
Posted on: Wed, 10 Jul 2013 18:21:11 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015