Nin reer waqooyi ah ayaa soo raacay (Bus) ka dhax shaqeeya - TopicsExpress



          

Nin reer waqooyi ah ayaa soo raacay (Bus) ka dhax shaqeeya muqdisho, kursi ayuu fariista cabaar kadib ayaa waxaa buskii soo koray GARBAR cunug wadatah oo REER XAMAR AH NINkii reer waqooyi ayaay ku tiri ABOOWE JAG IGA DHEH oo ay kawado iga siko markaa suu afka kayir JAG Gabadhii way ku celisay aboowe maa jag dhahdid markaa soo hadana Afka ka yiri jag GABADHII si qayla ah ayaay ku tiri maxaa kugu dhacay maa jag tiraahdid asigiinaa si cara leh ayuu kor u yiri dee jag,oo jag, madhagahaad ladahay, iminkoo dhan baan ku leenahay jage. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk #Ahmed najaad
Posted on: Thu, 21 Nov 2013 13:25:21 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015