Nin waayo arag ah baa ii sheekeeyey caawa. Wuxu yidhi dumarkii - TopicsExpress



          

Nin waayo arag ah baa ii sheekeeyey caawa. Wuxu yidhi dumarkii hore ee somalidu intay xishood ka qabaan hadii dukaamada wax looga diro gudaha may geli jirin ee albaabkay isku soo loohi jireen halkaasaana loogu keeni jiray waxay doonayaan. Waxa kaluu ii sheegay hadii iyagoo meel maraya wax ka dhacaan silis dahababa ha ahaadee halkaasay kaga dhaqaaqi jireen wahsina kamay ahayne xishood inay foorarsato ay ka xishoonaysay ahayd. Ana waxan idhi iminkaba waa tabtaas aad sheegayso oo hablo badan oo xishood dartii aan sawiradooda facebook soo dhigin baa jira lolz.
Posted on: Wed, 20 Nov 2013 20:14:15 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015