Oday waayeel ah loo sheegay inuu isku qarxiyay Buulo Barde; DFS - TopicsExpress



          

Oday waayeel ah loo sheegay inuu isku qarxiyay Buulo Barde; DFS waxaa fiicnaan lahayd inay soo bandhigto magacyada dadka isqarxiya deegaanada ay ka yimaadaan; si loo ogaado dadkaas waxya tabanaayaan oo ku kalifaaya inay isqarxiyaan? Xarakada waa sheegtaa mararka qaarkood. Hadday leeyihiin shisheeye aa dalka qabsan raba, waa wax laga wada hadli rabo, laakiin maxay leeyihiin marka la dhaho war xagjirayaashaan aad rabtiin wadanka oo dhan inay qabsadaan, bacdina dhahaan waqtigeedii aa la gaaray? Xor inaad ahaatiin ma rabtiin miyaa? Ma aragtiin miyaa Axmed Godane iyo kooxdiisa waxay wadaan? Maxaa hal dhinac wax idinka tusay? Warka dadka meesha lagu dilay waxay u badnaayeen reer Hiiraan raba inay gobolkooda aayihiisa ka tashadaan, iyo Jibuutiyaan garab u aha. Meesha Itoobiyaan ma joogin. Marka ma Soomaali aa lagu jihaadaa rabta inay deeganadooda u tashadaan? Warar waxaa jira sheegaaya in ciidanka DFS iyo AMISOM, MASH, inay gacanta ku dhigeen Fiidow, oo xadka isku xira goblalada shabeelaha DHexe iyo Hiiraan. Marka arintaan, hadday jirto, waxay kala jaraysaa Shebaabka gobolada dhexe jooga iyo koonfurta wadanka kala jooga. Shebab reports an older man, in his 60s, left Norway to blow himself up in Hiiraan region, killing Somali and Djibouti-an forces who are part of African Union Mission in Somalia. The most of the dead and wounded were Somalis or Djibouti-ans; the elder thinks he can go to heaven by killing Somalis from Hiiraan working to determine the fate of their region, a misguided elder. Somali government the world is workng to support people in the areas liberated from the extremist gorup, Shebab. Some reports suggest SNA and AMISOM have managed to take over Fiidow, a locality that links Hiiraan and Middle Shabelle region. If true, then this effectively separates Shebabs in central Somalia from those in southern part of Somalia.
Posted on: Thu, 20 Mar 2014 01:04:31 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015