QISO CAJIIB AH - Laab indhahaaga !! Lower Your Gaze ! allahu - TopicsExpress



          

QISO CAJIIB AH - Laab indhahaaga !! Lower Your Gaze ! allahu akbar Qiso kusabsan labida araga waxa lawariyay wiil udhashay wadanka maqrib (Morooko) oo muslim ah wuxu aaha faqiir wuxu kunoolaa ameerika maalin maalmaha kamid ah aaya wuxu korayay mel asaga iyo dadkalo badan waxaa dhacday marka inay dadki dagtan waxaa meshi kuso haray asaga iyo gabar aad uqurxoon o xiran dhar qawanasho ah sida habeenka kale ee dalkas gabadhi markay aragtay inay mesha wiil kaligeed kula noqotay waxay darentay cabsi ay asaga kabaqayso laakiin markiba waxay darentay inuusan wiilka marna egeyn waxay aragtay asagoo indhihiisa kaleexinaayo way yaabtay dhaqankan iyo tasarufkan cusub ayay layabtay wiilkii wuxuu doonay inuu soo dagto waylasoo dagtay way istaajisay oo waxay kutiri soo maqurux badni markasu kuyiri ma ogi anigu kuma egin markasay kutiri oo maxadan ii eegin yacni maxaad ifirin ladahay wuxu kuyiri allaa kamagan galay anigu allah ayaan kabaqayaa dintayda ayaana igarebaysa inaan ku eego allah ayaa iga nahiyay inaan muxramadka ego waxay tiri madintaada sidaan kuu amraysa wuxu yiri haa waxay tiri dinta kuudiday inaad halmar xita i eegto batatanba kuuma saamaxayso inaad samayso wax ka mida noocyada dhibka wuxu kuyiri haa waa sidaas waxay kutiri ma i aqbalaysaa inaad igursato wuxuu yiri aniga muslim ayaan ahay adigu maxay tahay diintaada waxay tiri ma ahi muslimad wuxuu yiri hadaba iima banaana inaan ku guursado waxay tiri hadaba waan islaami ee maxaan sameeyaa wuxuu usheegay sida usamayo qofka marku soo muslimaayo way muslimtay islaamnimadeeda way wanaajisay way is guursadeen way ku libaaneen kurkooda waxay hanti lahayd magaceeda ayay ku wareejisay wuxuu noqday taajir milyoner (ﺐﺴﺘﺤﻳﻻ ﺚﻴﺣ ﻦﻣ ﻪﻗﺯﺮﻳﻭ ﺄﺟﺮﺨﻣ ﻪﻟ ﻞﻌﺠﻳ ﻪﻠﻟﺍ ﻖﺘﻳ ﻦﻣﻭ) qofki allah kabaqa makhraj ayuu alle ufuraa wuxuuna ka irzaqaa meelusan ogayn aragiisa unbuu xaaraanta kalaabay wuxu allah ka irzaaqay meeluusan ogayn allahu akbar
Posted on: Sat, 31 Aug 2013 04:38:25 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015