QISO CAJIIB AH OO MUDAN IN LAGU CIBRO QAATO ... Sheekha - TopicsExpress



          

QISO CAJIIB AH OO MUDAN IN LAGU CIBRO QAATO ... Sheekha Riyooyinka Fasiro, oo lagu magacaabo Sheekh Wasiim yuusuf ayaa waxa uu ka Sheekeenayaa Arrin ku Dhacday, wuxuuna Hadalkiisa ku Bilaabay sidatan:- Haweenay ayaa iila soo Xiriirtay weey Oyneysay ilaah baan ku Dhaartee Oohinteeda ayaa Oohin iiga keeni Gaartay ayuu yiri sheekhu ... Markaas ayaan iri:- Walaashey Nafta Adkee si aan u Maqlo hadalkaaaga, kolkaas ayaan ku iri:- Maxaa kugu Dhacay? ... waxay tiri:- Dembi Dhaaf ma leeyahay Anigu? ... Kolkaas ayuu Sheekhii yiri:- Dembi Dhaafka maxaad Sameysay?... Waxeey tiri:- Aniga iyo Ninkeyga ayaa Dhib inaga Dhex dhacday ... Sheekhii baa yiri:- bal ii Sheeg? ... kolkaas ayeey tiri:- Aniga waxaan Fadhiyey Barandada ama Daashka, waana Canaananaayey ninkeyga waxaana dhahaayey Adiga haddii aad Nin tahay I-fur Adigu Sharaf ma lihid haddii aad Sharaf leedahay I-fur ... Isagana wuu i soo Fiirinayaa, ka dib waxaan iri:- Wallaahi Ciyaalkeyga ayaan Wadanayaa Albaabka Maxkamadana waan kugu Ceebaynayaa, Caruurtaadana heli maysid, Usbuuciina Hal maalin ka badan Arki maysid, intaas ka dib haddana wuu i soo Fiirinaayey, ka dib waxaan dhahay ii jawaab Adiga Nin Ragga ma tihid ... Markuu Aamusay waan Cabsaday markii aan Xaggiisa Aadayba Naftaba way ka baxday, Ambalaasta ayaan la Xiriiray way yimaadeen, Dhaqaatiirtiina waxeey sheegeen ineey Maskaxdiisa Istaagtay, ka dib waxaan Dareemay inuu u Adkeeysan waayey Hadaladii aan Anigu ku Iri ... Haddaba, Sheekhoow Towbad ma ii Banaan tahay Ciyaalkeyga Aniga ayaa Agoon ka Dhigaye ... sidoo kale Ragga iyo Dumarka ma Dareemaan Nimcooyinka Alle ilaa ay waayaan ... Sheekhii markuu intaas ka Dhageystay Haweeneydii, ayaa wuxuu yiri:- Sheekadaan markaan Maqlay waan Gariiray, waxaana iri:- Alle waxaan ka Baryaa Imtixaanka lagu Imtixaamay inuu na Imtixaanin ee Towbad keen ... Naag Dhaheyso Ninkeeda Nin Rag ma tihid Sharaf haddii aad leedahay I-fur, Nebiga CSW, wuxuu yiri:- Haweenayda Ninkeeda Furiin ka Dalbata Dhib La’aan waa ka Xaaraan Carafta Jannada ... sidoo kale Nabiga CSW, wuxuu yiri:- kuwa Furiinka Dalba waa Eyga Munaafiqiinta, Furiinka dhaca Caruurta oo joogaan waa Dambi aan la Cafinaynin ... Ikhwaani Fillaaah Allaaah Waxaan U Dardaarmayaa Naftiina Iyo Naftaydaba Inaaa Ilaaalino Xaqa Iyo Xuquuqda Cisiga Sharafta Ixtiraamka iyo Jacaylka Uu Kugu Lee Yahay Sowjkaaga Ama Sowjadada ... Ikhawtii Fillaaah Illaaahay Haynaga Dhigo Kuwa Xaqa Rumeeya Iyo Maalinta Qiyaame Aameeeen Insha Allaaah ... $$$ ADMIN MURUX $$$
Posted on: Sun, 03 Nov 2013 11:29:28 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015