Qamar c/lahi (qamar haraawo) sidaynu wada ognahay waxay ahay - TopicsExpress



          

Qamar c/lahi (qamar haraawo) sidaynu wada ognahay waxay ahay fanand ka mid ahayd fananti wabari ee mudada dheer ka so shaqaynayay dalki laysku odhanjiray somalia iyada oo had a mudoyinkan dam be ka baxdaay fanka aya hadana waxa ay in muudo ah ku xidgantahay wadanka turkey walalayal waxa an idinka codsanaya inaad uso ducaysaan in alle subxana waatacala xabsiga/jeelka kaso saaro oo xooriyaydeedi uso celiiyo walalo alle darti ugu duce bisha barakaysaan ee rabadaan Ameeeeeeeeeen
Posted on: Tue, 16 Jul 2013 01:04:20 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015