Qiso aad u xanuun badan Hooyo shan caruura oo aan wax sidaasa - TopicsExpress



          

Qiso aad u xanuun badan Hooyo shan caruura oo aan wax sidaasa si kala waawaynayn dhashay ama haysatay ayaa saygeedi geeriyooday Hooyada waxaa ku soo muruxsaday daryeelki iyo korinti caruurteeda Xilgan adag waxay bixi jirtay subaxa maalin oo dhanna waxay hrgysa kula so wareegi jirtay caagado caana ah oo marka ay soo iibiso ay ka heli jirtay wax yar oo caruurta ay ku biiliso Murugada ugu xumayd een goobjog unoqday waxay ahayd Markii hooyadas oo ka gudbaysa laami uu gaadhi kala gooyey ama jiidhay ano arka halkiina ay ku dhimatay Takale ee kasii xanuunka badnayd waxay noqotay shan ciyaala ooon cidkale garanayn oo gurigi ku sugaya iskuna maawelinaya hooyo ayaa imanaysa hadhaw ayadoo inoo sodaa wax aynu cunno Bal markay maqleen in ay geeriyootay tii ay eeganayeen xaalkoodu siduu u egyahay Ilaahaw noo naxariiso Qofkasto oo hooyo haysta haku xamdi noqo walaalayaal masaakintana haloo naxariisto Ilaahaw masaakinta u gargaar aaamiin
Posted on: Wed, 26 Feb 2014 12:58:36 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015