Qofka waxa saxabi la oran kara marka uu nabiga scw u lakulmo - TopicsExpress



          

Qofka waxa saxabi la oran kara marka uu nabiga scw u lakulmo sharciyan.xita hadu xilligi nabiga so garay oo usan arkin ma la oran karo saxabi..hadaba waxa jiray saxabi nabiga scw soo gaaray lkn anan arkin magaca saxabinamadana la siiyay oo nabiga oran jiray wa saxabi wana saaxibkay. Saxabigan wuxu dagana yemen.malin ayu nabiga uyeray cumar bin khadab iyo cali bin dhalib wuxuna kudhahay waxa jira saxabigan oo magicisa iyo abtirkisa ayu ushegay.wuxu dagan yahay yemen,baras aya hada kahor kudhacday lkn wu kacafimaday lkn mel yar oo garabka ayay kaga so hartay,hoyadi oo wayel ah indhahana la ayu xananeya..ee utaga oo weydista inu idin duceyo oo danbi dhaf alle idin weydiyo. hadaba cali iyo cumar wey baxen oo yemen ayey aaden,dadki ayey weydiyen lkn reer yemen aya yabay oo waxey dhahen dad madax aya tihin waxadna na weydineysan nin walan oo an la aqoon.kadib way baxen cali iyo cumar waxey utagen saxabiga o kudhex tukanaya arigisa marku salada ka baxay ayu cumar weydiyay so hebel ma tihid oo rer hebel ah oo hada kahor baras kudhacday kana baxday oo hayadi lajoga..wu yabay saxabiga wuxuna dhahay nimanyahow aniga idinma garanayo idinkana wad ii abtirisen ee kuwama tihin.. way isku shegen waxeyna nabiga ayan salan kaga wadna..wu ooyay saxabigu ila ay amusin wayan.kadibna noo duce ayey dhehen wuna uduceyay. saxabinimada wuxu kuhelay aya la shegay barinimada hoyadi iyo xananadeda.midakale nabiga aya wuxu shegay in marka la oofsado lo geyo maradisa saaxibki(wa saxabigane).xadith aya lagu shegay in saxabigan janada u kaxen donan 70000 oo malak.sheeg magicisa.
Posted on: Mon, 21 Oct 2013 20:05:16 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015