Ra.ayzul wazaraha dadka ethiopia heylu maryan dizale ayaa booqasho - TopicsExpress



          

Ra.ayzul wazaraha dadka ethiopia heylu maryan dizale ayaa booqasho kutagay gobalka shabele ee dagmada godey specaily west godey si uu usoo indho indheeyo biyo xidheenka wayn ee west godey isaga iyo wafti kale oo lawaheliyay socdaalka ukutagay deegaankaas waxaana warbixin naga soo gadhay in ay lasocdaan dad ajnabi ah oo chines ah si ay ooga bilaabaan malgashi dhinaca beeraha iyo warshadaha. Wuxuu na rayzul wazaraha shegay in dhisaayo 4 warshadood ay kamid tahay earshada sonkorta iyo tan sibidhka iyo tan macdanta shidaalka iyo mida biraha xadiidka ah. Waxaa kale ay sheegeen in diigaanka somalida uu leeyahay ilo badan oo dhaqale dowladana ay diyaar utahay inay soo saraan ok aqiyaaray ciid eanagsan dhamaantiina kaasina wuxuu aha wixii war ah ee deeganka lasocod wacan wixii soo cosboonadana wararka dambr ayaad kumaqli doontaa hadii alle rali ka noqdo insha allaah by muke
Posted on: Wed, 16 Oct 2013 19:36:26 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015