Rasuulka SCW Wuxuu Yiri. Seddex Qofood Ducadooda Ama Habaarkooda - TopicsExpress



          

Rasuulka SCW Wuxuu Yiri. Seddex Qofood Ducadooda Ama Habaarkooda Waa La Ajiibayaa - (1) Qofka Sooman Ilaa Uu Ka Afuro. (2) Imaamka Caadilka Ah. (3) Qofka La Dulmiyay Ducadiisa Ama Habaarkiisa Alle Sw Kor Ayuu U Qaadayaa Oo Samada Ayaa La Geynayaa Markaas Buu Dhahayaa Alle Sw Waxaan Ku Dhaartay Sharafteyda Iyo Weynidayda Waan Kuu Gargaarayaa . . . . . S U B A X. W A N A A G S A N My Somali weyn =D
Posted on: Wed, 31 Jul 2013 09:31:55 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015