Reer Somaliland ayaa saaxiibadood reer Puntland kula kaftama in - TopicsExpress



          

Reer Somaliland ayaa saaxiibadood reer Puntland kula kaftama in maamulka Puntland marwalbaa ku daydo Somaliland waxay tusaale usoo qaataan ereyga Land oo leeyihiin Punt-land baa nooga dayatey, dhanka kale reer Puntland oo aan maamulkooda gooni isu taagin sida Somali-land ayaa iyagoo yaaban ku doodaya in ereyga land yahay English ee uusan ka iman howdka Burco ama Salaxleey, toloow labadooda yaa saxsan? Ismail Adam Dirie.
Posted on: Sun, 27 Apr 2014 22:37:13 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015