Ref: Kaysar Maxamed Re:Jamhuuriyadda Somaliland way Dhisanaysaa - TopicsExpress



          

Ref: Kaysar Maxamed Re:Jamhuuriyadda Somaliland way Dhisanaysaa Dhulkeeda. Malasocotaa Ambasatoor KAYSAROW in balanqaakii ay dawladu u samaysay wadada cad in uumudda dhaafay kaas oo ahaa in ay kharash 5km bixidoonto mudd 3 billod gudahood ah taas oo sida warbixintu sheegayso ilaa hada laga hayo 1/5 balanqaadkii oo lagu dulwareegaayo. Waxaa qabaa meelaha kale ee aybalanqaadka 5km ah u smaysayna in a sidaas oo kale ay haysato, waasela ogaan. Bal hadaba side baa dawladda 5km laga daba socdo u dhax dhigi karta samaynta waddo ah 377km. Waa adeerayal dib I doorta waa nigaas dhagxaata badan dhigeen aan hawlaha qabyo tiree. Dhinaca haweenkana ololahaas oo kale ayaa marwaddu ka wadaa meelo badan.
Posted on: Tue, 17 Sep 2013 22:18:22 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015