SHEEKO GAABAN Labo nin ayaa waxay isugu faaneen aniga - TopicsExpress



          

SHEEKO GAABAN Labo nin ayaa waxay isugu faaneen aniga ayaa kaa xaasidsan iyo anigaa xaasid ah dood dheer dabadeen ayaay waxay arkeen oday waayeel ah mid ayaa yiri hada ayaan ku tususayaa inaan xaasid ahay duqii ayuu inta uu utagay qaraacay oo jejebiyay intuu qoslay ku lahaa haye ma aragtay xaasidnimadayda kii kale kulahaa anaa kaa xasidsan odaygaad qaraacday waa aabahay kaamana celin!.
Posted on: Mon, 30 Sep 2013 05:21:29 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015