Shalay oo ahayd Jimco taarikhduna ku beegneyd 06-06-2014 Waxaan - TopicsExpress



          

Shalay oo ahayd Jimco taarikhduna ku beegneyd 06-06-2014 Waxaan ka qeyb galnay aniga iyo sxbkey Abdulshakur Agane Meherka Walaalkeen A/rizak Mohamed Ibrahim iyo Walaasheen Salma Abukar Sheikh Hassan oo meherkoodu ka dhacay Degmada Shibis ee Gobolka Baanaadir Waxaan leenahay isku waara noqda kuwii isku sabra arooskoodana loo aayo.. Arooska iyo Aroosada Meherkoodu ka dhacay Magaalada Muqdisho Labaduba Dalka way ka maqanyihiin iyagoo ku sugan Dalka Sweden. Waxaana si gaar ah Tahniyad hawada ugu marinaya arooska iyo aroosada sxbkey Abdulkadir Mohamed Ibrahim iyo Mahdi Mohamed Ibrahim oo ay walaalo yihiin arooska A/rizak Mohamed Ibrahim... Xaflada Arooska A/rizak Mohamed Ibrahim iyo Salma Abukar Sheikh Hassan Waxa uu 21ka Bishan June uu ka dhacayaa Dalka Swden
Posted on: Sat, 07 Jun 2014 08:21:02 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015