Somali American Coalition of advocacy organizations groups, - TopicsExpress



          

Somali American Coalition of advocacy organizations groups, activists, leaders Human Right groups will have a huge rally against Violent killing and human right violation of south Africa, this Saturday, June 7th 2-5pm Minnesota State Capital the worldwide media will be present. Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool gobolkan Minnesota waxaan ogeysiinaynaa in jaaliyaddu qabanayso baroordiiq walaalkii Soomaaliyeed ee dhagaxa lagu dilay dalka koonfur Afrika. Waxaan kaloon qabanaynaa mudahraad looga soo horjeedo Congress man Keith Ellison siyaasadiisa ku dhisan qaybi oo xukun uu ku hayo jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolkan Minnesota ku nool. Baroordiiqda iyo mudahraadkuba waxay ka dhacayaan banaanka hore ee Minnesota State Capital. Aqka looga arimiyo Gobolkan Minnesota. Waa maalinta Jimcaha Jun 7, 2013 salaada Jimcaha kadib ama 2:00PM duhurnimo. Waxaa jiri doona baabuur dadka lagaga soo qaadayo, xaafadaha Cedar, 24 mall, Portland, Burnsville. Sidoo kale dhamaan masaajida magaalada waxaan ka qaybin doonaa flyer ah ogeysiiska Baroordiiqda & mudahraadka. Fadlan wixii faah faahina soo waca. Tel: 612-598-6438 Kasoo qayb gal wacan. Ha moogaan oo haka maqnaan
Posted on: Thu, 06 Jun 2013 19:12:29 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015