Somaliland:Dawlada Somaliland oo dalka Jabuuti u dirtay Madaxda - TopicsExpress



          

Somaliland:Dawlada Somaliland oo dalka Jabuuti u dirtay Madaxda ugu sareysa Hayadaha Amniga dalka iyo Sababaha safarkooda lala xidhiidhinaayo Writen by Qaran News | Published: Jul 3rd, 2014 at 11:06 AM email to a friend print share subscribe Somaliland:Dawlada Somaliland oo dalka Jabuuti u dirtay Madaxda ugu sareysa Hayadaha Amniga dalka iyo Sababaha safarkooda lala xidhiidhinaayo Picture8 Hargeisa-(Qaran-news)-Xukuumadda Somaliland ayaa wadanka Djibouti shalay u dirtay saraakiisha ugu sareeya hay’adaha ammaank qaranka Somaliland. Saraakiisha Somaliland ka tirsan ee u socdaashay Djibouti waxa hoggaaminaya wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancade, waxaana ka mid ah taliyaha ciidanka Booliska sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan iyo taliyaha sirdoonka qaranka Jaamac Xasan Aaden. Si rasmi ah looma garanayo socdaalka masuuliyiinta madaxda ka ah hayadaha ammaanka Somaliland. Laakiin waxa la tilmaamayaa in socdaalkoodu salka ku hayo baadhista kiiska qaraxii bishii hore ka dhacay wadanka Djibouti, oo ay dawladda Djibouti sheegtay in dadka is qarxiyay ay ka gudbeen xadka Somaliland. Labada dawladood ayaa iska kaashaday baadhista kiiskaas, waxaanay dawladda Djibouti si rasmi ah hore ugu cadaysay labada qof ee is qarxiyay oo ahaa nin iyo gabadh magacyadoodu kala yihiin Muuse Rooble Hiraabe iyo Hodan Maxamed Ciise. Dawladda Somaliland ayaa la sheegay inay hore dawladda Djibouti ugu gacan gelisay nin muwaadin ah oo laga qabtay magaalada Hargeysa, kaas oo la sheegay inay baadhistu soo gashay. Qoyska ninkaas ayaa xukuumadda ku dhaliilay dhiibitaanka ninkaas. Geeska
Posted on: Thu, 03 Jul 2014 19:09:26 +0000

Trending Topics



ody" style="min-height:30px;">
I notic thw moree Ii read th bibl Thee more peacful i becom
November 23, 2014 Teach and Preach Continually “And daily in
2014 Advertisement for Recruitment of Service Members,
ed Shoelace
This message is to all of those mothers out there. Read

Recently Viewed Topics




© 2015