Soomaalida waxaa la dhahaa been wey sheegtaa laakiin been kuma - TopicsExpress



          

Soomaalida waxaa la dhahaa been wey sheegtaa laakiin been kuma maah maahdo! Ri hadey wax tari dabadeeda ayeey dadan laheyd, cudurka Dameeraha hayo hadii fardaha laga gubo miyeey caafimaadayaan? taas waxaan ula joodaa: Dowlada hadey wax qaban mogdishu haka qabato gacantana haku soo celiso, xalka reer Jubaland ama caafimaadka ku jiraa in dad weynaha reer jubaland laga raadiyo ma ahan xalka ina laga raadiyo Dowladaha deriska ah. sida Brundi Uganda Djabouti Kenya iyo wixii la mid ah.... ina adeer Kismaayo ma ahan guri aan Kenya ka kireysanay......
Posted on: Tue, 06 Aug 2013 09:23:15 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015