Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, kulu nafsin - TopicsExpress



          

Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, kulu nafsin daaiqatul mowt, waxan halkan tacsi uga dirayaa sxbkayga qaaliga ah C/khadar Muse Cusman iyo qaraabadiis geeridii naxdinta lahay ee ku timi walaalkiis C/rashiid Muse Cusman ee ay u geysteen naxariis lawayasha reer south africa waxan ilahay uga baryaya in ilahay janadii fardowsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadi uu ka geeryodana samir iyo imaan ilahay kasiiyo, Aamiin Aamiin.
Posted on: Mon, 08 Jul 2013 22:03:59 +0000

© 2015