Tacsi ka jaaliyada Jubaland ee dalka Norway Jaaliyada Jubaland ee - TopicsExpress



          

Tacsi ka jaaliyada Jubaland ee dalka Norway Jaaliyada Jubaland ee dalka Norwey waxay tacsi u direysaa Dowlada Jubaland, gaar ahaan Madaxweynaha Ahmed Mahamed Islaam (Ahmed Madoobe) iyo ku xigeenkiisa Mudane Gn. C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaa, iyo dhamaan shacabka Jubaland dal iyo dibad, gaar ahaan Qoyskii iyo Ahaladii ay ka geeriyootay, Hooyo Yusra Cabdulle oo ku geeriyootay magaalada Nairobi waxaan leenahay Samir iyo Iimaan Allaha inaga siiyo. Waxaan ilaah uga baryeynaa inuu dambigeeda dhaafo kana waraabiyo janadiisa firdowsa, Aamiin- aamiin. Jaaliyadda Jubaland Norway Jubaland Community of Norway Organization No. 999640117 E mail: jubaland@hotmail
Posted on: Sun, 14 Jul 2013 00:47:07 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015