▼ Thursday, 28 November 2013 Daawo Sawirada:- Sawiro Si - TopicsExpress



          

▼ Thursday, 28 November 2013 Daawo Sawirada:- Sawiro Si qaldan loogu baahiyay Caalamka oo haatan la ogaaday xaqiiqda dhabta ah & Waxa ay yihiin Sawiradaas daajis:-Gabadha la sheegay xiligaas in ay ku istaagtay Kitaabka Quraanka Kariimka kadibna ay isku bedashay Xayawaan ayaa waxa la sheegay in ay u dhalatay dalka Cumaan iyadoo ka gadaal Sawirka la baahiyay aan lagu arkin wax muuqaal ah iyo tilmaamo kale oo laga heli karay in ay jirtay macluumaadka la xiriiray Gabadhaasi la sheegay. Sawirkaasi waxaa aad loo xasuustaa in lagu faafiyay guud ahaan dalka Somalia iyadoo inbadan ay hadal haayeen Idaacadaha ka jirey magaalada Muqdisho oo ay kamid ahayd Idaacada Horn Africa oo ay ku taxnaayeen dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho,waxaana la xasuusta in jariiradaha kasoo baxa magaalada Muqdisho ay in badan soo daabaceen Sawirkaasi. Hadaba Muuqaalka Sawirka aan idin kugu haayno halkaan ayaa ah isla Sawirkaad soo aragtay sanooyin kahor xaqiiqda dhabta ah ee ay ku salaysantahay Sawirkaasi run iyo been. Shabakada thqafawe3lom oo ah shabakad ku baxda afka Carabiga ayaa dhawaan baahisay Sawirada sida qaldan loo baahiyay sanadahaasi aanu kor kuso xusnay waxayna raali gelin ka bixisay sida qaldan ee ay saxaafadu u adeegsatay Sawirkaasi kadib markii la ogaaday dhawaan in Sawirkaasi uu ahaa Sawiro Xayawaan laga helo dalka Australia oo u ek Biniaadamka . Sawiradaas qaarkood ayaa waxa ay yaalaan Madxaf weyn oo ku taalla dalka Australia oo lagu soo bandhigo Sawirada kala gadisan ee Xaywaanka ku nool dal Australia oo qaarkood u ekaa Biniaadamka, waxaana usoo daawasho taga dalxiisayaal fara badan oo ku dhaqan caalamka. MACLUUMAADKA OO AF CARABI AH KA AKHRISO QEYBTA HOOSE KADIB SAWIRADA حقيقة الفتاة العمانية الممسوخة أثارت قصة فتاة ولاية الرستان فى سلطنة عمان التى تم نشرها على الانترنت ردود افعال واسعة وبلبلة فى انحاء العالم , رغم الاكاذيب الواضحة فى روايتها والاختلافات العجيبة فى صورها . اقرأ الموضوع من هنا : Ka Daawo Sawirada Halkaan. القصةالتى تدولتهابعض المواقع تتحدث عن فتاة كانت تتابع قناة غنائية على الدش بينما امها كانت تقرأ القرآن الكريم فقالت لامها ازعجتينا بالقرآن اذهبى الى مكان آخر ,,, فأصرت الام ان تبقى فى مكانها فاخذت الفتاة المصحف من يد امها والقت به على الارض , فسقطت البنت أرضا فخسف الله سبحانه وتعالى بها على شكل ( معيسلانه) حيوان زاحف وهى حاليا موجودة فى مستشفى السلطانى بمسقط هذه هى القصه التى تم تدولها على بعض المواقع الالكترونيه وهناك اكثر من مصدر كذب قصة الفتاة العمانية التى مسخت الى حيوان ( حتى اننا مشرفات الموقع كنا حريصات على عدم نشر هذة الموضوعات التى تم نقلها من منتديات اخرى ) فضلا عن تراجع الموقع الذى بث الخبر عن القصة وتأكيده ان القصة كاذبة جملة وتفصيلا واعتذر لكل المسلمين فى العالم مؤكدا ان الصور التى نشرت وزعم انها لفتاة عمانية مسخت ليست حقيقه وسنقدم لكم من خلال موقعنا ( ثقافه وعلوم ) حقيقه هذه الصوره : انها ليست تركيبا او من عمل مصمم فوتوشوب بارع بل هى من صنع فنان استرالى عرضت بأحد المعارض وكانت عبارة عن مجسات لتحويلات علمية لتناسخ البشر مع الحيوانات باستخدام تقنيات الاستنساخ والتقنية الحيوية وهى منشوره على مواقع معارض على شبكة الانترنت .. فالصورة رسمها الفنان ووضع فيها اكثر من مجسم هى نفس صورة الفتاة وكل الذى فعله صاحب الشائعة فى الصورة ان قام بتظليلها فى الاجزاء الحساسة اكثر اما اصل الصورة فهو يدور حول فكرة الهندسة الجينية و كل هذه الحادثه تم نقلها من موقع يهتم بعمليات الإستنساخ بين الإنسان والحيوان و الصورة ماهي ألا مجسمات لتخيلات علمية بتناسخ البشر مع الحيوانات باستخدام تقنيات الاستنساخ والتقنية الحيوية وهي منشورة علي مواقع معارض علي شبكة الإنترنت .والملاحظ لهذه الصور يجد خلفيتها نفس الخلفية لصورة صاحب الإشاعة والذي قام بتظليل الصورة فقط . Suxaanallah _____________________ Xafiiska Shabakada Daajis USA-Alaska Ceelka@gmail daajis at 03:47 Share › Home View web version Powered by Blogger
Posted on: Wed, 27 Nov 2013 23:29:48 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015