Tidibaad ka hor waxa magaalada JOWHAR ee gobolka Shabelada Dhaxe - TopicsExpress



          

Tidibaad ka hor waxa magaalada JOWHAR ee gobolka Shabelada Dhaxe ka dhacay roobob daadad wata iyo WEBIGIIYOO ku fatahay! Taasoo colaadi dadgoowga deegaankaa Wada daga u sii dheereyd WELINA ay DHIMASHADA isugu jirto mid saameysey Dadkii iyo Xoolahiiba qasaaruhuna tahay mid aan la soo koobi karin, beerihii iyo guryahii oo webiga HORE U SII RAACEY, QAATEY. Masiibadaas mid la mida ayaa ka dhacdey todobaadkan gobolo Hoos taga maamulka Puntland . Dowlada waxa ay ku deeqdey DOWLAD GIBOLEEDKA PUNTLAND 1 MILTAN USD AH IYO INAY CAALAMKA UGU QEYLO DHAAMISO si gargaar deg deg ah loola gaaro. Halka uu Madaxweynaha iyo in ka mida wasiiradiisa iyo xildhibaanada ka soo jeedo GOBOLKA SHABEELADA DHAXE AY UGU DEQEEN 50 KUN OO USD AH . MASUUBADU WAA ISKU MID MUXUU GARGAARKU ISKU MID U NOQON WAAYEY??? Waxaan halkaa iiga muuqato Inaysan SINEYN deegaanada iyo dadka soomaaliyedba !!! RABBI SUBXAANA WA TACAALAA WAXAAN KA BARYAYAAA INUU UMMADA SOOMAALIYEED U GARGAARO KUNA MANEYSTO KUWO CADAADALAD UGU ADEEGO :-(
Posted on: Thu, 14 Nov 2013 08:30:57 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015