WAA KUWA ISLA WEYN ,OO TUSAALE AHAAN DAREEMA HOOS UDHAC HADDII - TopicsExpress



          

WAA KUWA ISLA WEYN ,OO TUSAALE AHAAN DAREEMA HOOS UDHAC HADDII LABAASO. Inta badan shilalka ka dhaca wadooyinka ayaa loo sababeeyaa in ay tahay aqoon yari haysata wadayaasha gawaarida iyo qalabka baabuurta oo aysan dayactir ku sameyn kuwaas oo safar ku gala taasoo sababta dhimasho iyo dhaawac farabadan oo ka dhasha. Amsterdam(N.N.N.):Shilalka baabuurta ayaa ugu badan uguna muhiimsan shilalka dhaca,Waxaa jira sadex arimood inta badan sabab u ah shilalka 1.in dadku qalad sameeyaan waa mid caadi ah oo ka mid ah dabeecada baniaadamka. 2.– Wadooyinka ciriiriga ah oo aan toosneyn way ka qatarbadanyihiin kuwa kale. 3.Xaalada baabuurta iyo lugaha ku xiran ayaa abuuri kara xaalad qatar ah. 50% shilalka ka dhaca wadada isku xirta magaalooyinka hargaysa Berbera,Burco,Boorama, ayaa ah in 15% dadka ay geystaan oo dadkaas ay yihiin kuwo u nugul shilalka. Dadkaan ayaa waxay leeyihiin astaamo lagu karto. _waxay isku dayaan in ay mayraan qaladkooda, taasoo dhalisa in aysan waxba ka baran ficilkooda. -Qataraha ayay iska indhatiraan. -waa kuwa sameeyo ficilo lama filaan ah oo qatar ah. -waa kuwo isla weyn, oo tusaale ahaan dareema hoos u dhac haddii la baaso. -waa kuwa jecel in ay xoog muujiyaan iyo mahdin. -waa dabeecad isqilaafsan iyaga oo marka ay caadiga yihiin si wanaagsan u dhaqma balse markii ay wadada ku jiraan dabeecad kale la soo baxa. -waxaa kuwo tumasho badan taasoo keenta in ay baabuurta wadaan iyaga oo cabsan ama daalan. waa kuwo u arka in wadadu ay tahay tartan. Aqoon aad uleedahay waxa aad soo bandhigaysaa,waa fursad aykafaa,iidaystaan dad badan,oo leh dhaqanka aan kor kusoo xusay,maadaaba aan ahaa,Madaxii hore diiwaangelinta,bixinta liisammada wadista baabuurta,iyo taarikayntaba,JSL,Berbera. Mohamed Haji Essa(Maygaag) national News Network:Amsterdam
Posted on: Mon, 24 Jun 2013 11:45:02 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015