Waa Mahad Alliyo Maalin lagu Farxeebaa Meherkoodii - TopicsExpress



          

Waa Mahad Alliyo Maalin lagu Farxeebaa Meherkoodii Dhacay Marxabeeyaa oo Midigtay is la Hela Sacab iyo Mushxarad Madashu waa Aroooooooooos♥♥ Hambalyo aan lasoo koobi karin waxaan Hawada u marinayaa Meherka saxiibaday Walaalshay qaaali♥♥♥ ♥♥♥♥ siman ismaciil ahmed♥♥♥ iyo ♥♥♥ xabiib ahmed hachim oo Meherkoodu ka dhacay casimada djibouti Waxaan leeyahay ducadii Rasuulka C S W. Baarkalaahu Lakumaa Wa Baaraka Calaykuma Wa Jama Baynakuma Filkhayr aw Bilkhayr Aaaameeen Yaa Rabi ♥♥♥♥♥♥♥
Posted on: Wed, 11 Sep 2013 18:39:04 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015