Waa kalmado ay sijoogto ah, u isticmaalaan da’yartu oo dhexdooda - TopicsExpress



          

Waa kalmado ay sijoogto ah, u isticmaalaan da’yartu oo dhexdooda ay iskufahmaan, balse aanay dadka waayeelka ahi fahmin.Marka laga reebo dadka waayeelka ah ee dhalinyarta xidhiidhka la leh. Erayada cusub macnahooda 1. Wuu is-rifayaa………………………………………….wuuqayilayaa 2. Waad igu liin-baxday…………………………waad iga hadhi weyday 3. Yaa la socda…………………………………………… yaa taageersan 4. Waa loo raran yahay……………………………..uur baa loo leeyahay 1. Nadiif baan ahay………………………………………………………lacag ma haysto 2. BBC-da og………………………………………………………………….qofkastaog 3. Lugtuu aastay……………………………………………………………wuu guursaday 4. Waa loo qayilay…………………………………………………………… waa la khiyaameeyey 5. Baddaa ku kacsan……………………………………………………………. Wuu lacag la’yahay 6. Waa lala soo darsay…………………………………………………….jacayl baa kudhacay 7. Tacsibaa u taal…………………………………………………………………….waa lala guursaday 8. Afkuu furtay…………………………………………………………………………wuu caytamay 9. Dhiiqaduu cabay………………………………………………………………wuu ceeboobay 10. Noobaandhee…………………………………………………………………aynu is-dhagaysano 11. Waa laga lushaa………………………………………………………………..waa la jecelyahay 12. Nalbuu shitay……………………………………………………………………sirtiisuu sheegay 13. cid kale ayey u rarantahay …………………………………………………qof kalay la sheekaystaa 14. naftay dhigeen……………………………………………………………way tahriibeen 15. badduu galay…………………………………………………………………balwad ayuu yeeshay 16. jeebiisaaqoslaya……………………………………………………………waaodaylacaghaysta 17. gaadhigayga maaha………………………………………………………….kama helo noocan 18. shahaadaa loo dalbay……………………………………………………dhaawac baa gaadhay 19. miisaan ayaa saran………………………………………………………meel baa laga haystaa 20. jilbuhuu aastay……………………………………………………caruurbuu dhalay, aabo 21. googleweeyi…………………………………………………….waxba lagama qarin karo 22. timuhuu daystay……………………………………………………………..wuu waashay 23. hawo ayuu soo doontay…………………………………………………….Dibada ayuu ka yimid 24. gacantaa dheeraatay………………………………………………………wuu shaxaad badatay 25. yaa ku lug leh……………………………………………………………….macquul maaha 26. maskaxduu furtay…………………………………………………...maandooriyuu soo cabbay 27. cirkuu galay…………………………………………………………….wuu dhoofay 28. wuu ku qarxiyey……………………………………………………….wuu ku caddeeyey 29. luuq buu ku jiraa…………………………………………………….wuu guursaday 30. wuu tigtigan yahay………………………………………………….. .waa tahriib 31. yaasiin kaa dhaafay…………………………………………………miinaa la qaraxday 32. wuu baxsan yahay………………………………………….. sheekada lama socdo 33. ducadii ma timid……………………………………………biilkii ma yimid. Like · · Share · 12 minutes ago ·
Posted on: Wed, 25 Sep 2013 13:29:14 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015