Wall intaad doonto noolow .. waxaad tahay kii dhinta uun wall - TopicsExpress



          

Wall intaad doonto noolow .. waxaad tahay kii dhinta uun wall intaad doonto noolow .. waxaad tahay kii la xisaabiyo wall intaad doonto noolow .. waxaad tahay kii camalkiisu raaco uunwall intaad doonto noolow .. waxaad tahay kii shaqaysata jano ama naar wall intaad doonto noolow .. waxaad tahay ka inbadan ooyi doonawall intaad doonto noolow .. waxaad tahay ka lagu xarayen doono 2 mitir((ALLAH)) WAXAAN KA BARYAYNAA IN UU INAGA DHIGO KUWA MAALINTA QIYAAMAHA KU DABA FAYLA NABIGEENII MUHAMED **CSW )
Posted on: Sat, 13 Jul 2013 19:15:04 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015