Warbixin ay soo saareen baarayaal u dhashay wadanka Switzerland, - TopicsExpress



          

Warbixin ay soo saareen baarayaal u dhashay wadanka Switzerland, ayaa sheegaysa in hoggaamiyihii hore ee Falastiiniyiinta, Yasir Carafat, laga yaabo in uu u dhintay sumayn lagu sameeyay. Warbixinta oo ay baarayaasha u gudbiyeen xaaskii uu ka dhintay Carafat, Suha, ayaa lagu sheegay in baaritaanka uu qaatay ku dhawaad laba sano, laguna baaray dharkii, alaabihii gaarka ahaa iyo lafahiisa laga soo bixiyay qabriga Carafaat oo la faaqay. Fikirkaaga oo kooban ka dhiibo.
Posted on: Thu, 07 Nov 2013 02:18:03 +0000

© 2015