Wariye Bile Cabdullaahi Cali oo ka mid ahaa 15 Wariye oo - TopicsExpress



          

Wariye Bile Cabdullaahi Cali oo ka mid ahaa 15 Wariye oo dhamaadkii 2007 Nolol qaxootinimo uga bilaabatay Djibouti ayaa noqday qofkii 3-aad ee Team-kaas ka tirsan ee Nolol cusub uga bilaabatay Dalka Mareykanka, isaga oo muddo bil iyo waxoogaa ah ku nool Magaalada Atlanta ee Gobolka Georgia ee USA, asxaab kale oo Teamkaas ka mid ahaa ayaa iyana la rajeynaa halka qaarkoodna ay Dalkooda ka shaqeysanayaan oo ay iska ilaaween nolosha qaxootinimo ayna noqdeen agaasimeyaal, milkiilayaal, shaqaale warbaahino caalami ah, Asxaabta oo nolol farxad iyo murugo lehba soo wada maray waxa ay u badan yihiin iney iska wada war hayaan meel kasta oo ay joogaan...Kheyr iyo Guul ayaan u wada rajeynayaa,,,,
Posted on: Mon, 27 Jan 2014 20:26:36 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015