Waxaan Qaati Kataaganahay Fatahaado Magalada aan kunolahay Jidka - TopicsExpress



          

Waxaan Qaati Kataaganahay Fatahaado Magalada aan kunolahay Jidka Kajara Go doona Nagaliya!! Waa markii labaad oo gabi ahaanba uu goo jidka Isku xira South Sudan iyo Uganda mudo laba bilood gudahood. Biyo farabadan oo aan kala joogsi laheen iyo wadada oo awalba wanagsaneen waxaa kadhasha in gawari badan Rogmadan Darawaliintuna qatar galaan marmarka qaarna ayba naftooda kuwayan. Aniga oo kamida Dadka magaladan Kashaqesta saamen farabadan ayay igu yeelanaysaa haba ugu badnaato dhanka shaqada oo Hakad galaysa Waxaan Lawadagayaa Fatahadaha iyo wadada oo Xirmata Magaloyin Farabadan oo Somaliya Kamida Sida Jowhar Baladwayn!
Posted on: Sat, 19 Oct 2013 17:44:23 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015