asc asxaabey waa markale iyo musaabaqadii ramadaanka,,,,, sheeg - TopicsExpress



          

asc asxaabey waa markale iyo musaabaqadii ramadaanka,,,,, sheeg tafsiir ahaaan ama {micna ahaan} ayadaan,,,,,,,,,,,, مَّا يَفْتَحِ اللَّهُ لِلنَّاسِ مِن رَّحْمَةٍ فَلَا مُمْسِكَ لَهَا ۖ وَمَا يُمْسِكْ فَلَا مُرْسِلَ لَهُ مِن بَعْدِهِ ۚ وَهُوَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ,,,,,,, jawaabta waa,,, {Wixii Eebe dadka ugu nicmeeyo oo naxariis ah wax celin karaa majiro, wuxuu celiyaana wax soodayn kara ma jiro dabadiis, waana adkaade falsan.} jawaabda saxda ah waxaa dhiibtay ukhtunaa miski maxamad sheikh {miski ahlu diin}
Posted on: Tue, 30 Jul 2013 22:55:08 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015