asc asxbtyda qaliga ah & dhalin yarada somaliyed & dhaman bulsha - TopicsExpress



          

asc asxbtyda qaliga ah & dhalin yarada somaliyed & dhaman bulsha waynta somaliyed waxan ahay nin dhalinyaro ah 25 yrs waxan hindisaya ama ku hanwaynahay inan wakhti dhaw ku guulaysto madaxwaynaha ama hogamiyaha talada u hayndona dalka somalia waxii illah i barayna wan ugu hagar bixi dona dalkayga iyo dakayga somaliyed waxana ku hogamin dona midnimo cadalad iyo sinan marka taagero inte le"eg ba ka heli kara dhalinyaradayda somaliyed thnxs ??????
Posted on: Sat, 20 Jul 2013 00:47:23 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015