dhamaan beesha calamka iyo dawladaha daneeya arimaha somalia ayaa - TopicsExpress



          

dhamaan beesha calamka iyo dawladaha daneeya arimaha somalia ayaa sicad isagu raacay in nidaamka federalku yahay mid somalia kusoo celin xasiloonidii iyo nidaamkii dawlad nimo ee horay uuga jiray dalkaas DFS waxay aqoon santahay nidaamkaas inuu yahay midka ay hada kushaqayso inta badana keenay aqoonsiga ay beesha caalamka kaheshay iyadoona somali kuheshiisay nidaamkas sida ugu dhaqsaha badana kuhir galin doonto siloogu baahiyo dhamaan gobolada somalia kakooban tahay balse dawladu waxay sheegtay inay jiraan caqabado yar yar oo ubahan marka hore in xal laga gaaro sida gobolada somalia gaar ahaan koonfurta oo aan wali sibuuxa usoogalin gacanta dawlada iyo maamulada kajira dalka oo aan wada shaqayn saas uburan kala dhaxayn DFS
Posted on: Sat, 03 Aug 2013 01:47:01 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015