gabay loo tirayay kooxda damyljadiid ee dawlada sheegata Candha - TopicsExpress



          

gabay loo tirayay kooxda damyljadiid ee dawlada sheegata Candha weeynayaaloow,, Caloosha la ciyaarayaal Ceeb kama xishoodayaal Cadowga u Adeegyaaloow Dalkoo aad Ceeymisaan iyo Diinkood ku camal fashaan Dadkood Ceelal uqodaan iyo Ciil tirayaal inaad ahaataan Caqliga inta u saaxiibka ahi Cindigooda marna kuma hayn’e Caruuraha Ceeynkoodii Cowradiina caalamku arke’e Ciyaartaa kujira cawaanyahay Inta Cagafta laydinka Marin!! —————-
Posted on: Thu, 05 Sep 2013 08:55:00 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015