ka farxi caruurta, eheladaada iyo dhamaanba muslimiinta kale - TopicsExpress



          

ka farxi caruurta, eheladaada iyo dhamaanba muslimiinta kale maalmaha ciida ee innagu soo fool leh adigana ALLAH ayaa kaa farxinaya joogtay alla ka cabsiga, sadaqada iyo salaadaba. waxa ku waajib ah qof kasta oo muslim ah isla markaana awoodi karaya oo haysta quutka maalintaa iyo habeenkaas ee ehelkiisa waxa ku waajib ah SAKAATUL FIDRI fadlan iska bixi sakaatul fidriga kuna hagaaji oo sii kuwa xaqa u leh ee muslimiinta kugu ag xeeran.
Posted on: Mon, 05 Aug 2013 17:41:46 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015