kkkkkkkk Xaalka Somaliada hadii aad fiirisid Qosol aa ku qabanaayo - TopicsExpress



          

kkkkkkkk Xaalka Somaliada hadii aad fiirisid Qosol aa ku qabanaayo Shale dad badan oo hal Beel ah baa Muqdisho ku banaan baxaaye markii Sheikh Xassan Daahir la xiray From Middel off Somalia To Noorth West off Somalia 'Qardho' Action isku mid ah lakin wax yar ka diwan hal kilmad baa labadaas banaan bax ka dhaxeeyso kilmadaas nah waa #Doonimeyno_Doonimeyno kkkkkkk Ilaahow adigaa ween oo waaxid ah,,,NTOE, Naaga Somaliyaad waxaa La dhahaaye "dumar waa doorka nabada" lakin Sanadkaan Calaamad ? baa Saaran...
Posted on: Sun, 14 Jul 2013 23:46:38 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015