kkkkkkkkkk waa qosol gariir waa xigmad waa ceey waa Amaan marka - TopicsExpress



          

kkkkkkkkkk waa qosol gariir waa xigmad waa ceey waa Amaan marka lofiriyo dhaqanka sikastaba ha Ahaatee waxaa ficneed inuu Asagu qabto kalintaa fican hadey qabato gabadhu waxaa lamidta ahay ceebtaa Safar raacdey oo ilaa iyo Hirna. yeey gadhi markaa waxa talo Ahed in gabadha lageeyo Sibi iyo sulu iyo Qarijuqoot oo si uu ninku unoqdo nin maamuli kara gabadha oo yeey ubarato dhaqanka weey heshiin lahaayeen markuu Arko ayadoon waxa gareneen wuu udulqadan kadibna weey iskeeni laheed laakiin talo lesiiye daaye wuu kaqateyba... Labo wiil oo saxiibo aha oo geel lajooga ayaa sheekaystay mid ayaa waxuu dhahay nin yahaw abdiyow gabadhii uu wadaadkii CALI ahaa dhalay ee sucuudiga la geeyay ayaan jeclahay. waa uu layaabay waxuuna dhahay, waa layaab e gabadh sucuudiga joogta inaad jeclaatid inakoo geel la joogna SIBI Say ku dhacday. waan jeclahay ayuu dhahay gabadha waana inaan helaa hadalka oo gaaban. waxuu dhahay Abdi jaceylkaas adiga iyo gabadhaas sucuudiga joogta ayaan ka sheekayne idhagayso ayuu dhahay. waxaan ku dhahay inakoo geel u aroorinay malayko ayaa lagu odhan war gabadhii ina cali ahayd ayaa ku raadin haysa oo jigjiga joogta. waad iska boodi oo gaadhi raaci maysid sidii wax waalan adigoo guntis gaaban oo baar galool wata caagadii dhibta ahaydna ay dhinaca kaa lulato ayaad tagaysaa Jigjiga, dayaaradii oo daahsan ayaad gali oo ay gabadhii saaran tahay meel danbe ayaad iska fadhiisan dayaaradu markay kacdo ee ay cabaar sii socoto ayay gabadhii is odhan bal ninka soofiiri adigood kumoodo inaad walantahay oo aad hadana xabsi ku jirtid oo kadalooba ayay gabadhii kuu imaan usha ayay ku waydiin oo waxay odhan waamaxay waxan aad wadataayi. waxaad odhan waa BAAR GALOOL way ka qaadi gabadhii way kula yaraha had hadli qadhmuun ayay gabadhii fadhiyi waayi ileen caagadii dhibta ahayd ayaa dhinaca kaa lulatee. gabdhii waxay arkaysaa hadana caagadiii wayku waydiin oo waxay odhan wa maxay waxan qadhmuuuun markaas ayaad odhan waa CAA-GADII DHIBTA ahayd eee aan nirgaha cadhada kamarin hayay. waa ay kaa qadi oo way kaa tuuri dayaaradii SUCUUDIGA ayay tagaysaa tobanka bari ee u horaysa gabadhu way ku dhaqi kuu soo dhawaan maysee 20 bari kadib ayay gabadhii ku odhan waxaan aadi shaqadiiye guriga sii joog TV ga ayay ku tusi sida loodaaro loona damiyo sidaas ushid sidaana u dami ayay gabadhu ku odhan oo iska sii daawo TV gii ayaad subaxba gubaysaa oo waad ka carari halkaas intaad istaagtid oo aad ka durugtid ayaad odhan ilahaw dami ilahaw dami malintii oo dhanbaad cajis la dhax wareegaysan guriga. galabtii markay gabadhii imaado ayay is odhan TVgii daar waa uuu daraami wayayaa waxay ku odhan maxaa kudhacay TV ga markaas ayaad odhan mooyi waxa saaka ayuu qiqayay ileen maanta maadan qadaynin oo qureec ayaa kuugu danbaysaye waxay ku odhan gabadhii inakeen HOTEL ayaynu ka soo cashayne gaadhi ayay kugu qaadi hotel ayay ku gayn haysaa Cashaa la idiin keeeni shaqaalahii oo qaadoyin raadiyay ayaad casiirkii larabay inaad cabtaan ayaad u malayn haysaa biyo dhooba aha markaas ayaad gacanta la galaysaa dadkii ayaa ku soo wada eegaya waxaa aad samayn haysiid af carabi ayaa lagugu canaanan dadku quraan unbay ku wada hadlayaan ayaad odhan ooo carabigaba quraan ayaad umalayn lagu hadlayo. gabadhii oo aad u yax yaxsan ayaa gurigii kugu soo celin way ku canaanan waxaad odhan huuno aniguu horaan maanan u arage hayla yaabin intaas iyo inkale oo badan markaad lakulantid ayaad gabadhaas qabi kartaa ayuu ku dhahay!! marka ninku muu waniyay sxbkii ??mise wuu la yaabay!!! mise wuuba ku diray gabadha??? KALLIN AGGAH on Thursday · Eastleigh, Nairobi, Kenya Like
Posted on: Sat, 26 Oct 2013 20:15:44 +0000

Trending Topics



PRICE

Recently Viewed Topics




© 2015