tanba wa loo so sabrey o cabdulaahi yusuf sameeyey hada maxe u - TopicsExpress



          

tanba wa loo so sabrey o cabdulaahi yusuf sameeyey hada maxe u samri la,yihiin darood siiba majeerteen yaab waaye Caddaaladdii C/llaahi Yuusuf. Dhanka Ciidammada 1. Wasiirka Gaashaandhigga Barre Aadan Shire (Hiiraale) - Mareexaan 2. Abaanduulaha ciidammada Axmed Mahdi Cabdisalaan – Ogaadeen 3. Taliyaha ciidanka Booliska Cali Madoobe - Mareexaan 4. Taliyaha Ciidammada Cabdullaahi Cali Cumar (Ina libaaxsankataabte) – Majeerteen/Carab Saalax 5. Taliyaha ciidanka Sirdoonka Col Maxamed Darwiish – Majeerteen 6. Taliyaha guutada 1-aad Cabdirisaaq Afguduud – Majeerteen 7. Taliyaha guutada 2-aad Cabdullaahi Fartaag – Mareexaan 8. Taliyaha guutada 3-aad Xiif Cali Taar – Majeerteen 9. Taliyaha guutada 4-aad Col Cabdullaahi Carays – Majeerteen 10. Taliyaha dekedda iyo airport-ka Xamar Laba Xiddigle Joocaar - Majeerteen Dhanka Madaxtooyada 1. Yuusuf Cumar Al-Azhari, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca siyaasada - Majeerteen 2. Jamaal Cumar, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca sharciga - Majeerteen 3. Yuusuf Cusmaan Baribari, Afhayeenka Madaxweynaha, ahna safiirka Brussels - Majeerteen 4. Cabdirashiid Seed, Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha- Majeerteen 5. Daahir Mire Jibriil, Agaasimaha Madaxtooyada - Majeerteen 6. Cabdirisaaq Axmed Cali, Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada - Majeerteen 7. Axmed Yuusuf, Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha - Majeerteen 8. Cabdullaahi Dheere, Madaxa ilaalada Madaxweynaha - Majeerteen 9. Cali Jiis, Waardiyaha gaarka ah ee Madaxweynaha - Majeerteen 10. Axmed Cabdullaahi Yuusuf, wiilka Madaxweynaha, ahna qasnajiga Madaxtooyada - Majeerteen 11. Yuusuf Weyrax, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca Dhaqaalaha - Majeerteen 12. Xasan Cali Yuusuf, Madaxa borotokoolka Madaxweynaha - Majeerteen 13. Hibo Maxamed Cilmi, La Taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca xiriirka bulshada - Majeerteen 14. Agaasimaha Madaxtooyada Baydhabo - Xuseen Cali Seelaan - Majeerteen 15. Xoghaynta Gaarka ee Madaxweynaha - C/risaaq Durqun - Majeerteen 16. Safiirka Itoobiya - Majeerteen 17. Safiirka Midowga Yurub - Majeerteen 18. Safiirka Belgium - Majeerteen 19. Wakiilka Ingiriiska - Majeerteen 20. Safiirka UN-ka - Majeerteen 21. Safiirka Wareega - Majeerteen 22. Turjubaanada Madaxweynaha - Majeeteen 23. Safiirka Imaaraadka - Majeerteen 24. Safiirka Masar - Ogaadeen 25. safiirka India Majeerteen. 26. Safiirka Uganda - Majeerteen 27. Safiirka Jaamacadda Carabta - Majeerteen. 28. Safiirka Rwanda iyo Burundi Qoraalkan waxaa qoral Warbaahinta Caalamka. Dr. Guled ALi Aqoonyahan ku taqasusay fowdada Daarood, gaar ahaan Majeerteen
Posted on: Sun, 23 Jun 2013 09:22:22 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015