ugu horeyntii waxaan muuqalka aan ku sheegaya xaalada uu ku sugan - TopicsExpress



          

ugu horeyntii waxaan muuqalka aan ku sheegaya xaalada uu ku sugan yahay dalkena iyo inta aan xogta dhabta ah ka hayno 1. dowladda somalia ma noqon middi dadka aay ku qancayeen 2. cadaalad daro iyo musuq maasuq aya weli ka dhaman dalkena somalia 3. waxaa soo noq noqonayo fataahada waabiyada shabeelooyinka dowladda na wax gurmad ah ma aan gaarsiin dadkayda 4. waxay dowladda aqoon satay nin shacab badan xasuuqay iyo weliba kuwi gabdhaha somaliyed kufsaden hadana waxay weli sii baryayan ahmed madobe in uu ka so qayb galo shirka muqdisho lagu qaban lahay 5. dowladdu waxay aqbashay in aay ka laabato ariinki ahy in kismaayo la geeyo ciidamado amisom oo isku jir ah lkn aay qaadacday dowlada 6. sheikh hassan daahir aways waxaa lagu haya xabsiga waxana jiro dad badan oo mudan in xabsiga la geeyo lkn aay dowladdu xiri karin sida ahmed madobe 7. dowladdu waxay ku dadaasha hormarinta fanka iyo wax yaabaha xun xun lkn kuma dadaalin hormarinta dugsiyada quranka iyo dadka dhibaataysan 8. waxaa socdo weli kufsi loo gaysanayo gabdhaha somaliyed oo xita qaarkod ka so jeedo qoysas masakin ah lkn aan wax laga qaban arintaas haddaba waxaa xaqiiqo ah in dowladda somaliyed aay niyadda ka jabisay dad badan oo islahay wa la harsan doona hanaanki dib logu so celin lahy somalia lkn hada iyo kow aan ku noqon rabno wixii aan ka so gudubnay iyo in ka badan ba
Posted on: Thu, 10 Oct 2013 05:48:13 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015