walalo qofkii salaadda ay ka tagto isaago maqlaya magaciisa - TopicsExpress



          

walalo qofkii salaadda ay ka tagto isaago maqlaya magaciisa albaabka naarta ayaa lagu qoraa ALLe ayaan ka magan galanay mida kale qofkii salaadda subax ay ka tagto waajigiisa nuur ma yeesho qofkii salaadda duhur ay ka tagto arzaaqadiisa ma barakowdo qofkii salaadda casar ay ka tagto jirkiisa awood ma yeesho qofkii salaadda maqrib ay ka tagto caruurtiisa ma barakowdo qofkii ay salaadda cishai ka tagto caafiimaadkiisa taam ma noqdo waa fariin ku socota qof kasta oo muslim ah walalayaal salaada dhowra insha allaha aduunyad iyo aakhiiro waad liibaneysaane
Posted on: Sat, 23 Nov 2013 20:56:59 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015